Baarlamaanka Soomaaliya oo doortay Gudoon cusub

Madaxtooyada Soomaaliya iyo Xafiiska Raysal Wasaaraha ayaa xalay soo saaray warqado ay ugu hambalyeenayaan Gudoomiyaha cusb ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aaden Madoobe.

Qoraalkii kaso baxay Xafiiska Raysal Wasaare rooble ayaa sidaan u qornaa, "waxaan hambalyo iyo bogaan u diraya Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka ee lagu doortay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya".

Geesta kale Madaxwayne Farmaajo ayaa isagana sidaan u so qoray hambalyada, "waxaan hambalyo aan laso koobi karin u diraya Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya mude Sheekh Aaden Madoobe waxaana alle uga baryayaa inuu xilka ku asturo."

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xalay  xili danbe doortay Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka 11 ee Soomaaliya 



Post a Comment

0 Comments