Teendhada Afisiyoone ayaa maanta waxaa lagu qabanaya Gudoomiye ku xigeenka kowaad iyo labaad ee Baarlamaanka 11 ee Soomaaliya .
qaban qaabada doorashada ayaa si wayn waxaa loga dareemaya Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.
Xilddhibaanada raba inay ku so baxaan kowaad iyo labaad ayaa wado dadaalo ay xildhibaanada uga codsanayaan codkooda waxaana sharaxan 13 xildhibaan oo midu tahay dumar.
16kii kursi ee lagu soo doortay Ceelwaaq ayaa maanta dhiiban doono codkooda iyado doorashadii xalay aysan dhiiban wax cod ah.

0 Comments