Allaha u naxariisto Atooraha Badda Liido ayaa cawa lagu dilay Xaafada Taleex ee Degmada Hodan Gobalka Banaadir.
Atooraha Badda Liido ah nin caan ah islamarkaana ka tirsan Booliska Gobalka Banaadir ayaa caawa fiidkii lagu tooktay Xaafada Taleex.
Allaha unaxariisto marxuumka ayaa waxa la sheegay markii la dilayay inuu afurinayay dad masakiin ah oo aan awoodin afurka,
sida la sheegay dableey hubaysan ayaa xabado ku furay Atooraha xili uu dhexda kaga jiray afurka.

0 Comments