Sacdiyo Yasiin Samatar oo lo doortay G.ku xigeenka kowaad ee Baarlamaanka

 Teendhada afisiyooni waxa lagu so gabagabeeyay doorashada gudoomiye ku xigeenka kowaad iyo labaad waxaana kowaad ku guulaysatay Sacdiya Yasiin Samar sido kale labaad waxaa ku guulaystay Maxamed Cumar Caano nuug.

Tariikhda waa markii kowaad ay haweeney ku guulaysato gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya waxayna ka guulaysatay Maxamed Cumar Caano Nuug.

Xildhibaan Sacdiya ayaa kaga mahad celisay Xildhibaanada ku aaminay codkooda weexena xustay inay siwanaagsan ula shaqayn doonto Baarlamaanka.

geesta kale Xildhibaan Caano Nuug ayaa aqbalay natiijada doorashada wuxuuna xusay inu siwanaagsan ula shaqayn doono Baarlamaanka 11 ee Soomaaliya.

Gudoomiye ku xigeenka labaad ayaa waxaa ku guulaystay Cabdulaahi Cumar Abshirow 



Post a Comment

0 Comments